VIDEO:- Dowladda Jaban oo Maanta Tijaabisay Tareenka Ugu Dheereeya Aduunka

VIDEO:- Dowladda Jaban oo Maanta Tijaabisay Tareenka Ugu Dheereeya Aduunka

daajis.com:- Dowladda Jabaan ayaa maanta tijaabisay tareenka ugu dheereeya dunida, tareenkan oo ay Samaysay shirkad Jabaaniis-ah ayaa la sheegay in xawliga socodkiisa uu gaarayo 603 KM/h.  Tareenka ayaa maanta jabiyay Rikoorkii hore ee u yaalay xawliga socodka ee Tareenada.

Mustaqbalka Soo socda ayay dowlada Jabaan waxay ku tabaabulshanaysaa inay dhisato Xarumo Cusub oo Tareenada Noocan oo kala ah laga raaco.

Tareenkan ayaa ah mid xawligiisa aad u sareeyo, wuxuuna Muqdisho & Kismaayo isaga kala gooshi karaa mudo ka yar hal saac.

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada