VIDEO:- Farmaajo oo Sheegay in Dowladaha Deriska Looga Baahnayn Gudaha Soomaaliya

VIDEO:- Farmaajo oo Sheegay in Dowladaha Deriska Looga Baahnayn Gudaha Soomaaliya

daajis.com:-  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo’ oo waraysi siiyay Teleefishin ka howlgala Dalka Maraykanka ayaa sheegay in Ciidamadda dalalka Deriska la ah Soomaaliya aan looga baahnayn gudaha Soomaaliya.

Dalalkaasi uma joogaan Soomaaliya inay Soomaaliya badbaadiyaan ee waxay u joogaan in ay danahooda u gaarka ah ka fushadaan,

Formaajo ayaa sheegay in Ciidanka Soomaaliya ay ku filan yihiin Al Shabbab, Wuxuu yiri: al shabaab waxay dhalinyarada ku dagaal galisaa wadankiina waxaa ku soo duulay wadomo shisheeya, ilaa ay ciidamada deriska wadanka ku sugan yihiina al shabaab way jiraysaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada