daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa bilaawday Derbigii ay ka dhisi lahayd Xadka Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar sheegaya in Derbigaasi uu dhowr Kilometer gudaha usoo galay dhulka Soomaaliyeed.
“Kenya waxay bilaawday ineey boobto dhulka Soomaaliyeed iyadoo ka faa’iideeysaneyso dowlad la’aanta mudo kajirtay Soomaaliya” sidaa waxaa yiri Yassin Hassan, oo ah sarkaal katirsan Ciidamada Xooga Soomaaliyeed.
Yassin Hassan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Derbiga Kenya uu 2 Kilometer gudaha usoo galay magaalada Beled-Xaawo oo u dhow magaalada Mandheera.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at