daajis.com:- Madaxweynaha dalka South-Africa Jacob Zuma ayaa maanta Baarlamaanka hortiisa ka dhaleeceeyay shaqaaqooyinka ka socda magaalooyinka qaar ee dalka South-Africa.
madaxweynaha ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin waxa ka dhacaya wadanka, Booliska waxaan ku war gelinsy inay maalin iyo habeenba shaqeeyaan, si buuyiri loo sugo amniga dadka soo galootiga ah iyo kuwa wadanka u dhashayba.
Dalka South-Africa ayaa waxaa ka soconaya Boob dil loo gaysanayo Dadka Soo Galootiga ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:14 and have
, Published at