daajis.com:– Waxaa mudooyinkan danbe kor u kacay wax soo saarka mooska Soomaaliya, iyadoo iminka ganacsatada Soomaalida ay bilaabeen inay Dibadda u iib geeyaan.
Mooska Soomaaliya ayaa ah moos aad looga jecelyahay wadamada loo iib geeyo, xiligii nabadda ayaa mooska Soomaaliya waxaa loo iib gayn jiray wadamada kala duwan oo ku kalayaal qaaraddaha Yurub & Asia.
Halkaan Hoose ka Daawo
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:07 and have
, Published at