daajis.com:- Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa waxaa weli ka socoto tacsida iyo baroor diiqda loo sameynayo dhalinyaro dalkaasi kasoo jeeda oo kooxda Daacish ay ku gowraceen dalka Liibiya 19-kii bishan.
Dhalinyaradaasi oo haystay diinta Masiixiga ah ayaa waxay qoysaskooda sheegeen in wiilashooda ay u tahriibeen dalka Liibiya, kuna haminayeen inay ugu sii gudbaan dalalka kale ee Yurub si ay ugu soo shaqeeyaan.
Dadka Ethiopia ayaa waxay dhaqan u leeyihiin in marka qof ka dhinto ama masiibo ku dhacdo inay wadooyinka ku Baroortaan, inkastoo arintani ay aheyd mid fool xun oo bini’aadanimada ka baxsan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:19 and have

