VIDEO:-Qaxootiga Ku Dhaqan Xeryaha Dhadhaab oo ka Cabsi Qaba in Si Qasab ah lagu Celiyo

VIDEO:-Qaxootiga Ku Dhaqan Xeryaha Dhadhaab oo ka Cabsi Qaba in Si Qasab ah lagu Celiyo

daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay doonayso in ay xirto gabi ahaanaba xeryaha qaxootiga ee ku yaal gudaha Dalkeeda.

Hadaba Dadka Soomaaliyeed ee ku nool xeryahani ayaa wal wal ka muujiyay talaabooyinka ay damacsantahay dowladda Kenya, iyadoo Kenya ay ku andacoonayso in amniga dalkeeda uu qal-qal ku jiro, sheegtayna in weerarada ay gaysato kooxda Al Shabaab laga soo abaabulo xeryaha ay ku nool yihiin qaxootiga.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada