Video :- Shabaabkii fuliyay weerarkii shalay oo watay waxaan looga baran

Video :- Shabaabkii fuliyay weerarkii shalay oo watay waxaan looga baran

daajis.com:- Qeeybaha kala duwan ee ciidamada Dowlada oo si adag uga hor tagay weerarkii qorsheeysnaa ee Maleeshiyaadka ururka Al Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaarada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkay arin aan horay looga baran maleeshiyaadka aalaaba is qarxiya

Raggaan weeraray Wasaarada, ayaa waxa ay wateen Timir badan iyo biyo u qaas ah kuwaas oo doonayay ugu yaraan hal maalin ama saacado badan inay ka dhex dagaalamaan xaruntaan balse waxaa iskugu tagay oo dhoor jiho ka soo galay ciidamo qaas ah oo dhawaan tabababar Milatari loo soo xiray .

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada