daajis.com:- Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu horkacayay ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya..
Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu horkacayay ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wasiirka ayaa halkaasi uga qaybgali doono shir looga hadlayo amniga, waxaana wasiirka kusoo sagootiyay garoonka Aaden Cadde saraakiil ka tirsan CXDS oo uu kamid yahay Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi.
Wasiirka ayaa sheegay inta uu ku sugan yahay dalka Kenya in uu la kulmi doono saraakiil sare oo dhanka ammaanka ka taagero Soomaaliya, kuwaas oo ay ka wada xaajoon doonaan dar-dargelinta arrimaha Amniga iyo xoojinta taageerada ay dhinaca amniga ay ka siiyaan Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:30 and have



