daajis.com:- Dhacdadii ugu Foosha Xumeyd Abid ayaa Todobaadkan waxa ay Ka Dhacday Magaalooyinka Hilisink iyo Neyroobi Kadib Markii Wiil Soomaliyeed oo Dagan Magaalada Neyroobi uu Skype Muuqaal Anshax Xuma ah ugu Duubay Gabar iyana Dagan Magaalada Hilisink ee Dalka Findland.
Wiilkan oo Magaciisa Lagu Sheegay C/casiis Cali ayaa Gabadha uu Muuqaalkan Ka Duubay oo iyana lagu Magacaabo ilhaan Yusuf Waxa uu Ku Abuuray Jaceyl Been Abuur ah Balse Loo Ekeeysiiyay Runta.
Gabadha muuqaalkan Laga Duubay ayaa Jaceyl Daran u Qaaday Wiilkan, hayeeshee Waxa uu Jaceylkeedii Ku Xiray Shuruud ah in Muuqaalka Jirkeeda Qaarka Hore ay Ka tusto Skype ay ka wada Sheekeysan Jireen, Balse Markii ay u sameysay Siduu rabay ayuu u Sheegay in Muuqaalkaas uu Faafinayo Haddi aysan lacag Madax Furasho ah usoo Dirin.1
Gabadhan ayaa Waxa ay la Xiriirtay Rag ay Qaraabo Yihiin oo Degan Magaalada Neyroobi Si arinkaas Wax ugu Qabtaan, Hayeeshee Wiilka oo Ahaa Soomalida Kenya Degtay ayeey Al Aaqir u Suura Gashay lacagtii Madax Furashada Aheyd oo Gabadhu ay Soo Dirtay in lagu Wareejiyo Laakin Waxaa laga Saxiixay inuu Muuqaalkaas uu Baraha Internet-ka uusan Ku Faafin karin.
Hadaba Shabakadda Bidhaanarag.com ayaa Waxa ay ka Digeysa Waxyabaha anshax Darada ah ee ay Ku kacayaan dhalinyarada Soomaliyeed
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at