DAAWO:- Fanaan Bulshada Muqdisho hees niyada ugu dhisay

DAAWO:- Fanaan Bulshada Muqdisho hees niyada ugu dhisay

daajis.com:- Fanaanka ugu da’da yar Gurmad Group Waa Fanaaniin Ka Dhisan Dalka Koofur Afrika Isla Markaana ah Xasuustii Kooxda Hobalada Waabari ee Dalka Koofur Afrika

Xidiga Caan ka ah Da’ud Yare Hogaanka Fanaaniintaasi Ayaa Soo Saaray Hees Cusub oo La Magac baxay MUQDISHO

Miraha Heesta Muqdisho Ku Jira oo aad u Qiimo Badan Ayaa Waxaa Ka Mid ah

“Maangaabki Magaalada Miinada u dhigi jiray -Masaakin iyo waxgaradka ,Arday iyo macalinka maanta waa Maquuninay MUQDISHA hormuud ka ah ”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada