Daawo Gabar Somali -Swedish Kirishtaan ah oo faafisa Diinta Masiixiga

Daawo Gabar Somali -Swedish Kirishtaan ah oo faafisa Diinta Masiixiga

daajis.com:- Muna Walter, waa Gabar Somali-Swedhish ah oo ka baxday diinta Islaamka qaadatayna diinta Masiixiga.


Muna ayaa hada biloowday inay faafiso diinta Kirishtaanka islamarkaana ay sidoo kale ay qorsheynayso inay gaaleysiiso qaar badan oo ka mid ah haweenka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Sweden.



Halkan ka daawo Muna oo sheegeysa ineey wado faafinta diinta Masiixiga:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada