Daawo Hees Riyo Maalmeed ku galinaysa Markaa daawatid waad ooyi doontaa -Daawo

Daawo Hees Riyo Maalmeed ku galinaysa Markaa daawatid waad ooyi doontaa -Daawo

daajis.com:- Fanaanada da’da yar ee Huda Qarni ayaa sanadkan cusub ee 2015ka waxa ay soo qaaday hees cajiib ah oo ay la dhaceen dhalin yarada aadka u daneeya fanka Soomaaliyeed.

Heestan ayaa wadata muuqaal aad u yaabadan waxaana, lagu qaadayaa meelo kala duwan oo ay soo jiidanaya indhaha dadka daawanaya heestan.

Muuqaalka Rasmiga ah ee Heestan ayaa soo baxay bishan sanadkan cusub ee 2015ka, waxaana miraheedu ay yihiin kuwa ku soo jiidanaya oo aad jecleysaneysid markii aad maqashid.

HALKAAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada