DAAWO :- WADAAD FUNNY AH OO DADKA WACDI UGA QOSLIYA

DAAWO :- WADAAD FUNNY AH OO DADKA WACDI UGA QOSLIYA

daajis.com:- Sheekh Kenyaawi ayaa loo aqoonsaday wadaadna soomaalida ugu shactarada badan isaga oo inta badan qaab cajiib ah dadka u dareensiiya wanaaga erayadiisa xiliga uu dacwada faafinayo waxaase uu qiray arimo muhiim ah.

Kenyawi waxa uu qiray in dadka soomaalida ay waqti lumis badan ay ku sameeyaan qurbaha waxaase uu toos qaab jiliin ah ugu sheegay in Waqtiga uu yahay mid daqiiqad walba ku dhaqaafaya oo aanu kuu soo laabaneen.
BAL DAAWO MUUQAALKAN WADAADKAN:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada