daajis.com:- Waa marki ugu horaysay taariikhda soomaalida in Hees soomaalida fahmi waysay Oo fanaan soomaali ah qaadey taasi oo noqotay mida loogu hadal haynta badan yahay baraha Bulshada ku kulmaan.
Fanaanka waxa uu bixinayaa Jilitaan cajiib ah qarash badan ayuuna galiyay isaga oo soo kireestay gabar qurux uu moodey in ay heestiisa u siyaadinayso balse soomaalidii heesta dhagaysatay ayaa fahmi waysay micnaha waxa uu ku heesayo.
Dad ayaa shardi wada dhigtay oo doonayay in loo fasiro heestan wallow intaba ay ku fashilmeen oo ay dhicisowday isku dayo heesta fanaankan lagu fahmi lahaa .
HADABA ADIGABA FAHAM HEESTAN DAAWO:FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at