B/weyne: Shirweynaha aaya ka talinta gobolka Hiiraan

B/weyne: Shirweynaha aaya ka talinta gobolka Hiiraan

daajis.com:- Waxaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ka socda shirweyne ay leeyihiin beelaha dega gobolka Hiiraan kaas oo ujeedka laga leeyahay uu yahay in nabad laga dhex dhaliyo beelaha ay colaaduhu dhexmareen mudadii dawlad la’aanta.

Waxaa kale oo ujeedada labaad ee shirka ay ku sheegeen qaban qaabiyayaashu in laga arrinsanayo mustaqbalka iyo aaya ka talinta gobolka Hiiraan.


Furitaankii shirkaasi waxa ka qaybgalay xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka, saraakiil ka socotay maamulka gobolka Hiiraan, siyaasiyiin xilal horey uga soo qabtay dawladdihii dalka soo maray,wakiilo ka socday qurbo joogta ka soo jeeda gobolka iyo odayaal dhaqameedka beelaha.

Ammaanka shirka ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada ka socda wadanka Jabuuti ee qaybta ka ah hawlgalka AMISOM iyo ciidamada dawladda.

Professor Axmed Muumin Warfaa oo kamid ah xubnaha shirkan soo abaabulay, ayaa warbaahinta uga waramay shirkan:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada