daajis.com:- Daacish ayaa soo bandhigtay Maxaabiis xiran dharka Oranjaha kaasoo Gacantiisa ku qodanaya Qabrigii lagu duugi lahaa kahor intaan la dilin.
Maxbuuskaan oo kamid ah Ciidamada Bishaar Asad, ayaa waxaa ka muuqanaya wal wal xoogan, wareer iyo Cabsi.
Dhacdadaan ayaa kamid noqoneysa dhacdooyin Xanuun badan oo ay Daacish mudooyinkii u danbeeyay soo bandhigeysay.
Halkan ka daawo Muuqaalka iyo Sawirada:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at