Daawo Muuqaal:- farxad u ah dhamaan Reer khaatumo iyo inta wanaaga jecel

Daawo Muuqaal:- farxad u ah dhamaan Reer khaatumo iyo inta wanaaga jecel

daajis.com:Waxaa kur usocda waxbarash’ada magaalada widhwidh iyadoona laga dareemayo isku tashi bulshada deegaankaasi siweyn uga qayb qaatay waxbarashada deegaanka ururka haweenka misbaax iyo ururka dhalinyarada widhwidh{ wso }



waxaa xusid mudan in bulshada reer widhwidh ay baryahanba dadaal dheer ugalayeen sidii loo horu marin lahaa deegaanka waxaa xusid mudan in qurbajooga kasoo jeeda widhwidh ay maalgashi xoogleh kuwadaan magaaladaasi iyagoona loogu baaqayo qurbajooga kale ee aan iyagu soohaleelin wali in ay kasooqayb qaataan horumarkaasi widhwidh ayaa 21 sano ee burburku dalka hayey iyado si xowli ah usocota hadaytahay dhanka dhismaha dhaqaalaha beeraha iyadoona dadka deegaanku ay yihiin kuwo fahmay nolosha dhabta ah waxa qabadka laysu kaashto.

iyo ka kalinimada ah midkastaaba waa wadada horumarka iyo soo kordhin wax muuqda  qurba joog iyo dal joogba kasoo qayb qaado sidii dalkaaga

aad u horu marin lahayd una soomaal gashan lahayd dalka dowld kamajirto cidkasta cidii umaqan ayaa u dowlad ah waxbarashada widhwidh waxay maraysaa meel lagu farxo dhamaan qurba jooga reer sool sanaag iyo cayn haka soo qayb qataan dhismaha magaalooyinka iyo deeganada kuyaala

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada