daajis.com:- Gobolka hiiraan ayaa u muuqda mid lugaba lasii galaya marxalad khilaaf, iyada oo beelaha dega intooda badan ay isku raaceen iney la midoobaan gobolka shabeelaha dhexe, halka beesha xawaadle oo qura ay kasoo horjeesatay oo ay qabatay shir u gar ah, hadaba arrimahaas waxaa lagu falanqeeyey dood laga sii daayay TVga Royal oo uu soo saaray Wariye Maxamed Yuusuf Axmed ee ka bogo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:00 and have
