DAAWO VIDEO: Dagaalkii Ciidamada Kenya Iyo Al Shabaab ee Deegaanka YUMBIS

DAAWO VIDEO: Dagaalkii Ciidamada Kenya Iyo Al Shabaab ee Deegaanka YUMBIS

daajis.com:- Daawo video-gii laga soo duubay askartii kenyanka ahaa ee ciidamada al shabaab ay kula dagaalameen deegaanka Yumbis, halkaasoo ururka Al Shabaab uu sheegtay in ay ku dileen askar kor u dhaafaysa ilaa 25 oo militeri iyo boolis isugu jira.

Dagaalka ayaa wuxuu dhacay kadib markii ciidan katirsan Al Shabaab ay jidka ugaleen ciidan boolis ah oo wadada marayay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada