VIDEO;- Soomaaliland oo Sheegtay in Dadka Qaxootiga Soomaalida ah aysan ka soo degi karin Markabka

VIDEO;- Soomaaliland oo Sheegtay in Dadka Qaxootiga Soomaalida ah aysan ka soo degi karin Markabka

daajis.com:- Somaliland ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqday in ay joojisay qaxootigii kaga imaanayay dalka Yemen, sheegtayna inay qaxootigan u joojisay cabsi ay ka qabto in dadkani ay ku soo dhexdhuuntaan dad xagjiriin ah oo ka soo cararaya dagaalada dalkaasi.

Maanta ayay waxay dowladdu ku dhawaaqday in dadka kale Ajinabiga ahi  loo ogolyahay inay yimaadaan Soomaaliland, sheegtayna in qaxootiga Soomaaliyeed oo kaliya aanan loo ogolayn inay ka soo degaan Markabka.

Arintan ayaa noqotqy mid siyaasadeed, waxaana dekedda gudaheeda ka dhacay ismaandhaaf u dhaxeeyay madaxda Magaalada iyo tan Dekedda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada