Daawo :- Ninkii fanaaniinta dhuunta u galay oo fagaaro lagu qabtay

Daawo :- Ninkii fanaaniinta dhuunta u galay oo fagaaro lagu qabtay

daajis.com:- Dhaliil badane Cabdi Good oo lagau marti qaaday tv-ga kasan barnaamij ka socday oo lagu qaada dhigayey afka somaliya ayaa si cad aflagaado u geystay Dadka ku nool Baydhabo asgoo sheegay in dadkaas waxa ay ku fadlaan aysan aheyn somali lakiin ay luqada somaliga ugu hadlaan Sidii Shinbiraha oo kale.

Waxaa si cajiib ah waraysigan loogu gaadey Cabdi good isaga oo soo bandhigay waxyaabo cajiib ah oo fanaaniinta soomaalida ay ku qaldanyihiin xiliyada ay hor imaanayaan bulshada si ay ugu heesaan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada