Daawo Sawirada:- Hotelka Abraj Kudai Ayaa Noqdey Midka Aduunka ugu Weyn .

Daawo Sawirada:- Hotelka Abraj Kudai Ayaa Noqdey Midka Aduunka ugu Weyn .

daajis.com:- Hotelkaan oo lagu magacaabo Abraj Kudai ayaa Noqonaaya Kan aduunka ugu weyn Ayaa waxa laga dhisan Magalada Barakeeysan ee Makka. Hoteelkaan ayaa la qorsheeyaay in la dhiso Dabadeed marki dad muslimiin oo kor u dhaafayaa 2 milyan aay sanad kasta i u tagaan ineey wajiibka xajka gutaan. intaasi waxa sii dheer 20 milyan dad ka badan ayaa sanadki booqasho dhulkas barakeysan u taago dadkaas mulimiinta oo ka kala imaaanayaa aduunka daafahiisa.

Hotelka ayaa lagu wadaa in la dhameeyo sanadka 2017. Hotelka ayaa leh 4 meel oo diyaarada helikobterka ku dagto leh iyo 10.000 oo qolaal. Hotelka ayaa ka koooban dhowr daban oo dhinacyada iyo misaajidka oo dhaxbartanka ah, waxuuna leeyaay bas 24 sac shaqeeyo oo u gooni ah.

iyadoo awal uu ahaa hotelka adunka ugu wayn Grand hotel oo ku yaalo Las Vegas. Kaas oo lahaa 6198 qolaal. Hotelka ayaa leh 4000 tukaamo iyo 500 boqol maqaayado. Dabaqa 6xaad ayaa ah Meel weyn oo lagu tukado.

Waxaan dhihii karnaa waa guul usoo hoyatay dadka musliimta oo ka kala tagaaya daafahada dunida iyaago rabaan ineey gutaan wajibka xajka, cimrada ama booqasho ku taagaan magalada barakeysan ee Makka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada