DEG DEG:Ahlu suna oo wariyaasha tv_qaranka kaso masaafurisay magalada guriceel

DEG DEG:Ahlu suna oo wariyaasha tv_qaranka kaso masaafurisay magalada guriceel

daajis.com:- Maamulka ahlu suna ayaa  waxeey dhawaaan amar  ku bixiyeen in ayeysan  magalada guriceel  ay ka armiyaan in ayeysan  u ogoleen in shaqsi ushaqeeyo dowlada   magalada  owsan joogi karin

Amarkanayey soo rogeen maamulka dagmada guriceel ayaa  ka hirgalay waxeyna shalay magalada guriceel kasoo masaafuriyeen  qaar ka mid ah wariyaasha  tv qaranka somaliyeed kuwa oo ku shegeen in ayey la shaqeeyaan dowlada   somaliya isla markana sidaa darteed magaalada ugu masaa furiyeen

dowlada somaliya ayaa wayadan danbe  waxa  kuso badanaya in magaloyinka ayeysan ka talin laga joojiyo shaqeenta tv qaranka   arintan  oo walac xoogan ka muujiyeen   wariyaasha  isla markana  xita mararka qaar  laso  diristo dhibaato  lo geysto   dhawaan ayey aheed markii  tv_qaranka xafiisyada oo ku lahay deeganada  puntland

waa markii ugu horeeysay ee  shaqo jooin ku sameeyaan maamulka ahlu suna tv_qaranka xafiisyada oo ku leyahay deeganada  hoos yimaado magalada guriceel

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada