Daawo Sawirada:- Sida Kooxda Daacsh u Dileyso rag ay ku eedeeyeen in ay yihiin Basaasiin

Daawo Sawirada:- Sida Kooxda Daacsh u Dileyso rag ay ku eedeeyeen in ay yihiin Basaasiin


daajis.com:- Kooxda Daacish ayaa baahisay Muuqaal argagax leh oo ku saabsan iyaga oo qoorta Baangad af badan uga jaraya labo Nin oo Ciraaqiyiin ah, kuwaa ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen basaasiin la shaqeeya Dowlada Ciraaq.

Sirdoonka Daacish ayaa gacanta kusoo dhigay labadan nin ee ku eedeeyeen falal la xariira basaasnimo, waxaana ragan Maxkamadii kiiskooda qaadeysay ay ku xukuntay in qoorta looga jaro Baangad, waxaana xukunkaasi lagu fuliyay ragan iyada oo ay dad badan daawanayaan.

Kooxda Daacish ayaa looga bartay fulinta xukuno adag oo dil ah, waxa ayna dadka ay qabtaan kuna eedeeyeen falalka la xariir basaasnimada iyo dambiyo kale ku fuliyaan dilal qaabab kala duwan ah sida in rasaas lagu dilo, in baangad qoorta looga jaro iiyo in daaro dhaa dheer laga soo tuuro iyaga oo indhahaka xiran.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada