Daawo sawiro cajiib ah oo laga soo qaaday Uhurro Kenyatta oo Dukaan ka cabaayo Cabitaan

Daawo sawiro cajiib ah oo laga soo qaaday Uhurro Kenyatta oo Dukaan ka cabaayo Cabitaan

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno ka tirsan Aqalka dalkaasi looga arimiyo ayaa markii ugu horeysay kusoo dhex wareegay Magaalada, iyadoona ay ishu qabaneysay Madaxweynaha iyo Xubnaha la socday oo iibsanaaya Cabitaan iyo keek.

Dukaanka ayaa ku yaalla Machakos, waxa ayna Tallaabadaasi lagu tilmaamay mid mar-la-arag ah, iyadoo aanan Madaxweynaha looga baranin inuu goobaha bulshada si caadi ah uga cabo sharaab.

Halkaan KA DAAWO Iyadoo Muuqaal ah




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada