Warsaxaafadeed:- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaso horjeestay Sahan Qiyaaseedka Muqdisho.

Warsaxaafadeed:- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaso horjeestay Sahan Qiyaaseedka Muqdisho.

daajis.com:- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya aya si wayn uga soo horjeensaday Tirakoobka Been abuurka ah ee kaso baxay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeedka kaso baxay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kuso beegmaya xilli Puntland iyo Jubbaland ay qaadaceen natiijada Sahan Qiyaaseedka kaso baxay Muqdisho,arrintaas oo ay sheegen inay tahay mid aan la aqbali karin.

Arrintan ayaa ka dhigan in guud ahaan Maamulada Xubnaha ka ah Federaalka ay kaso horjeensadeen Sahan Qiyaaseedka Been aburka ah ee kasoi baxay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Hadaba Warsaxaafadeedka kaso baxay Koonfur Galbeed hoos ka Akhriso;-


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada