Daawo Video Layaab leh: Iska Fiiri Intaadan Iibsan Sariiraha Laba Nafarka ah.

Daawo Video Layaab leh: Iska Fiiri Intaadan Iibsan Sariiraha Laba Nafarka ah.

daajis.com:- Qooys u dhashay maksiko ayaa waxaa uu soo iib saday sariir laba nafar ah kadib markii loo keenay guriga ayaa waxay dareemeen waxa ka soo shiiraya joodariga, shaki awgii.

Markaas ayay waxay go'aan sadeen iney sariirta kala furaan ilaa aay ka arkaan waxa gudaheeda ku jira.

Kadib sariirtii cusub beed ayaa la jeexay gadaal ayaana laga soo jeexay waxaa gudaheeda lagu arkay wasaq fara badan iyo suufaf leyku keenay.

Badana shirkadaha qaar ayay waxay sameeyaan iney shayga qeybta gore ay ka qurxiyaan gudahana ay waxii ay rabaan giliyaan.

Video-kaan ayaa waxaa lasoo giliyay barta facebooka waxaana daawaday kumanaan qof ayga oo kusii qeeybiyay Social-ka ayaga oo dhahaya shirkadaan Markale yaan wax laga gadan..



W/Q:- CEO DAAJIS GROUP

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada