Daawo Sawiro laga soo qaaday dhibaatadii ka dhalata weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Sacuudiga

Daawo Sawiro laga soo qaaday dhibaatadii ka dhalata weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Sacuudiga

daajis.com:- Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay Weerar Ismiidaamin oo lagu qaaday banaanka hore Masaajid ku yaala magaalada Dammam ee dalka Sacuudiga.

Masaajidkan ayaa waxa ku cibaadaysta dadka shiicada laga tirada badan yahay ee ku nool waqooyiga dalka Sucuudiga.

Weerarkan ayaa waxa sheegtay Ururka jihaad doonta ah ee Daacish oo hore u balan qaaday in ay weerari doonaan Shiicada ku nool Sucuudiga.

Todobaad ka hor ayay aheed markii weerar lala beegsaday Masaajid kale oo ku yaala isla gobolkan halkaas oo ay ku dhinteen 20 qof Shiica ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada