daajis.com:- Waxaa sii xoogeysatay hanjabaada loo soo diraayo wariye u dhashay dalka Denmark oo Bakeyle si toos ah u qashay ka dibna karsaday kaas oo xiligaas barnaamish Live ah ka tabinaayay mid ka mid ah Telefishinada dalka Denmark .
Wariyahaan oo lagu magacaabo Asger Juhl waa 34-jir ay u soo hanjabeen dadka xanaaneysta ama Jecel Xayawaanaadka guryaha lagu heysto. Asger Juhl ayaa Bakeyle nool ka soo saaray Baakad wuxuuna qashay oo karsaday xili Telefishinka si Live ah looga daawanayay balse arinkaan ayaa dhib weyn u soo jiiday maadaama Kumanaan qof dil deg deg ah ugu hanjabeen .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at