Daawo Muuqaal Qosol Badan "Gabar ku dhalatay dalka Ingiriiska oo Muqdisho la geeyay & dhibka Af Soomaaliga ka heysta caruurta Qurbaha

Daawo Muuqaal Qosol Badan "Gabar ku dhalatay dalka Ingiriiska oo Muqdisho la geeyay & dhibka Af Soomaaliga ka heysta caruurta Qurbaha

daajis.com:- Gabar yar oo Wadaniyad ah kuna dhalatay gudaha dalka Ingiriiska ayaa waxaa loo kaxeeyay dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho balse gabadhaan ayaa Af Soomaaliga ay ku hadleyso waxa uu noqday mid nuuc kale ah. 


Caruurta qurbaha ku dhasha ayaa waxa ay kala yihiin kuwa aad ugu kala duwan dhanka Af Soomaaliga maadaama qaarkood waalidiintooda aad u baraan luuqada afkooda Hooyo halka qaar kale ay iska dhex galaan dad ajaaniib ah . 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada