Egal International Airport ee Hargeysa oo la ballaariyay

Egal International Airport ee Hargeysa oo la ballaariyay

daajis.com:- Markanna Hargeysa, halkaasi oo la shaaciyay in diyaaraha xamuulka ee waa weyn ay haatan ku degi karaan gagida caalamiga ah ee Cigaal.

Gagidan oo dhawaan la ballaariyay ayaa dhabaha ay diyaaraha ka duulaan waxaa lagu kordhiyay 1250 mitir oo dheeraad ah, iyadoo markii ugu horeysay ay haatan diyaaraduhu habeenkii isticmaali karaan garoonka.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa xariga ka jaray dhamaystirka dhabahaasi.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada