DAAWO VIDEO: Wariye Waraysi ka Qaaday Soomaalida Ku nool Magaalada Minneapolis

DAAWO VIDEO: Wariye Waraysi ka Qaaday Soomaalida Ku nool Magaalada Minneapolis

daajis.com:- Waraysi laga qaaday qaar kamid ah Soomaalida ku nool Magaalada Minneapolis dalka maraykanka ayaa sheegay inay taageersan yihiin in dalka Maraykanka lagfu dhaqo Sharciga Shareecada ama (Sharia Low).

Arintaan ayaa waxaa ay la yaab ku noqotay dadka Marykanka ah, waxaana laamaha Social Media-ha ka qarxay wadaxaajoodyo iyo dhaleecaymo ay dadka qaar u jeedinayaan bulshada Somalida ah ee ku nool Magaalada Minneapolis.

HAlkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada