VIDEO:- Kooxada Al Nusra oo Ciidamada Dowladda Suuriya Kala Wareegay Magaalada ARIHA

VIDEO:- Kooxada Al Nusra oo Ciidamada Dowladda Suuriya Kala Wareegay Magaalada ARIHA

daajis.com:- Kooxaha xagjiriinta ah ee ka soo horjeeda xukuumadda Dowlaadda Suuriya ee Bashaar Al Asad ayaa maanta la wareegay magaalo madaxda gobolka Idlib ee Ariha.

Ciidamadan is bahaystay ayaa saakay aroortii weerar kamadanbays ah ku qaaday ciidamadii dowladda oo ku sugnaa magaaladaasi, Ariha ayaa ahayd magaalo isdtraatiiji ah oo ciidamada Xisbullah ee dalka Lubnaan ee taageera Madaxweynaha Suuriya uu u soo mari jiray hubka iyo Gurmadka.
HAlkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada