Farxiya Kabayare oo 5 kun oo doolar ugu yaboohday Qaxootiga Yamen ka soo barakacay iyo Tartan Fanaaniinta oo bilaawday

Farxiya Kabayare oo 5 kun oo doolar ugu yaboohday Qaxootiga Yamen ka soo barakacay iyo Tartan Fanaaniinta oo bilaawday

daajis.com:- Fanaanada Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Farxiyo Kabayare ayaa todobaadkani ku yaboohday lacag gaaraysa 5 kun oo doolarka maraykanka ah iyadoo ka damqatay dhibaatada ka taagan dalka Yamen halkaasi oo ay Soomaalida ugu badan ku jirto.

Fanaanada oo dhiig Wadaniyadeed leh ayaa qiiro gelisay dhamaan taageerayaasheeda iyadoo arintani ay horseedi karto tartan fanaaniinta Soomaaliyeed dhexdooda ah kuwaasi oo iyagane laga yaabo in ay sameeyaan talaabadani wanaagsan oo kale oo ay ku kacday fanaanada Sanadkani la holin waayey ee Farxiyo Kabayare.

Farxiyo Kabayare ayaa horey loogu bartay Soomaalinimo iyadoo aanan marnaba ka qeyb qaadan maamulada ka baxsan dowlada dhexe ee Soomaaliya waana qof furfuran oo qosol badan isla markaana dadka yaqaana ku sheegay in ay tahay qof dhoola cadeeya marwalba oo qalbi furan isla markaana aaanan aqoonin calool ku qaad ama colaadin dadkale oo muslim ah.

HALKAAN  KA   DAAWO  


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada