In ka badan 18 Dal oo ka qayb qaadanaya Howlgal looga soo horjeedo ISIS

In ka badan 18 Dal oo ka qayb qaadanaya Howlgal looga soo horjeedo ISIS

daajis.com:-Kumanaan askari oo ka tirsan 18 dal ayaa ka qeyb qaadanaya  dhoollatus militari oo si wada Jir ah loogu samaynayo Dalka Urdun taas o uu hoaaminayo m araykanka iyo Urdun loogana soo hor jeedo Dowlada islamiga ah ee ISIS.

Ku dhawaad ​​10,000 kun oo cidamada Qaybahooda kala Duwan leh ayaa dhoola tuskan qayb ka noqon doona ciidankan oo loogu magacdara “Lion Eager” aya wada doon dhoola tuskan udo labo isbuuc ah.

Tan iyo intii  ISIL ay qabsatay qaybo badan oo Suuriya iyo Ciraaqn ah, waxaa isa soo tarayay khataraha iyo walaaca ay qabaan Her galbeedka iyo Dowladaha Carbeed oo iyagu xukunkooda u baqaya.

Madaxaiidmada Urdun General Fahad al-Damen, Aya sheegay iny tahay bilow fiican in si wada ir ah loo weeraro ISIS waana talaabo fiican oo lagla dagaalamayo dhamn koxaha argagixisada isagoo intaa ku daray in “inta wada jir loo la dagaalamo kooxda ISIS lg gaadhi karo guulo waawayn.

Rick Mattson, madaxa howlagalkan ee Us ayaa dhanka kale, u sheegay suxufiyiinta isagoo ku sugan  caasimada Amman in dhoollatus kan militari uusan ahayn mid lagu bilaabayo dagaal dhulka ah oo kafool ka fool loa hr tagayo Daacish.


Mattson ayaa sheegay in ciidankani jawaab u yihiin  hanjabaada joogtada ah een ka dhanka ah Jordan isla markana ay ilaalo ka ahaan doonana saxaraha Xadka lama dagaanka.

aguud ahaan wadamada Carabta France, Italy iyo Pakistan ayaaa qayb a ah Howlgakan Ilalinta Xadka iyo dhoola tuska Lion Aeger .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada