daajis.com:- Tahriibayaal gaaraya 100 qof ayaa 12 maalin dul sabeynayay badda Talyaaniga, kuwaasi oo wax baad iyo biyo midna sidan, waxaana lagu soo waramayaa in dadkaasi ay ku jireen Seddax dumar ah oo uur leh.
Doontaan oo kasoo shiraacaday xeeabaha dalka Liibiya ayaa waxaa laga soo badbaadiyay xeebaha Sicily ee dalka Talyaaniga, waxaana dadka saarnaa ay u dhasheen dalalka Africa.
Halkaan Hoose ka Daawo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at