Maxaad kala socotaa qaabkii loo soo dhaweeyay qoxootigii laga soo qaaday Yemen ee Muqdisho la keenay: SAWIRRO

Maxaad kala socotaa qaabkii loo soo dhaweeyay qoxootigii laga soo qaaday Yemen ee Muqdisho la keenay: SAWIRRO

daajis.com:-  Waxaa dhawaan la keelay caasimadda Muqdisho ku dhawaad 100-ruux oo qoxooti ah kuwaas oo dowladda Soomaaliya iyo hay`adda IOM ay kasoo daadgureysay magaalada Sanca, caasimadda dalkaasi Yemen.


Qoxootigan oo isugu jiray soomaaliya iyo Yemeniyiin ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu kusoo dhaweeyay wasiir, xildhibaano, wakiilo IOM, marwadamadaxweynaha iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada