daajis.com:- Ciidamada ilaalada xuduudaha dalka Spain ayaa qabtay wiil yar oo boorso lagu soo qariyay oo loo tahriibinayay wadankaasi.
Wiilkaan oo lagu qiyaasay 8 jir ayaa waxaa lala qabtay haweeney u dhalatay dalka Spain, balse kasoo jeeda Maroco, taasoo sidatay boorsada lagu soo qariyay wiilkaan yar oo kasoo jeeda dalka Ivory Coast, sidoo kale waxaa lala qabtay Aabaha dhalay wiilkaan oo la tuhunsan yahay inuu heshiis kula galay gabadhan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have

