daajis.com:- Somaliland ayaa sheegtay in Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arimmaha Soomaaliya mr: Nicholas kay uu faragalin uu ku hayo arimaha daaqiliga ah ee u qaaska ah Somaliland.
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in Nicholas kay ay ogaadeen sirtiisa, wuxuuna sheegay in Beesha caalamka ay doonayso inay is waafajiso doorashooyinka sanadka 2016 ka dhacaya Somaliland iyo iyo tan ka dhacaysa Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at