Soomaali Gaangis ah oo Magaalada Toronto Xaaraan ku Haystay oo lasoo Qab Qabtay (VIDEO)

Soomaali Gaangis ah oo Magaalada Toronto Xaaraan ku Haystay oo lasoo Qab Qabtay (VIDEO)

daajis.com:-  Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa Booliska Dalkaasi ay soo xir xireen dhalinyaro Soomaali ah oo magaalada xaaraan ku haystay, dhalinyaradan ayaa boolika waxa uu ku eedeeyay ka danbeeyeen ka ganacsiga daroogada, dilal qorshaysan ay u gaysteen dhalinyaro Soomaali iyo ajinabi kale isugu jira.


Booliska ayaa sheegay in dhaliyaradaan loo yaqaanay magaca ‘Dixon City Bloods’ waxayna u badnaayeen dhalinyaro Soomaali ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada