daajis.com:- Abwaanka soomaaliyeed ee karbaasha ku caan baxay oo sheekooyinka meelaha marfashka keena Tv-ga ka sii daayey hees ay sameeyeen “abwaan-xumayaasha” heesaha u qora hobolada ayaa markan seeftiisii dul dhigay heesta cusub ee fanaanadda Farxiyo Kaboyare.
Waxaase ka sii daran in Cabdi Good Abees uu arintaasi u sameeyey lacag uu ka qaatay koox kale oo ku kacsan fanaanada Farxiyo kabayare.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:00 and have
, Published at