Daawo :- Flim loogu gafay dumarka Soomaaliland

Daawo :- Flim loogu gafay dumarka Soomaaliland

daajis.com:- Film-kan gaaban oo loo bixiyay WEY DHACDAA ayaa lagu soo bandhigay fadeexad iyo xadgudub qayaxan oo loogu geystay dumarka Soomaalida.

Film-ka waxaa ku jira qeyb ay gabadhu ninka ugu daliigeyso jirka, ayadoo mataleysa in ay raaliyo tahay, balse qalabka ay ugu daliigeyso ayuu weydiinayaa waxa uu yahay, waxeyna ugu jawaabeysaa ” Waa qalab meelo badan u fiican, habeenki marka aad maqan tahay ayaan isku tuu-tuujiyaa..!”

Hadalka nuucaan ah iyo weliba ficilka daliiga ah ee ay sameyneyso gabadhani ayaa gef cad ku ah dumarka Soomaalida, waxa ayna fasir yar ka bixineysaa in ragga Soomaalidu wax matarayaal habeenki dumarkooda ka maqan yihiin, halka dumarkuna aalado ama Toys ay ka dhigtaan nin..!

Hadaba akhriste nala arag amuurtan iyo sida aan xishoodka laheyn ee sharafta dumarkeena loogu tumanayo. Hadaba maxaa dhacey daawo

GUJI HALKAAN EE DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada