daajis.com:- Jeralean Talley oo ah Haweeneey u dhalatay dalka Mareeykanka, ayaa waxay u dabaal degtay sanadkeedi 116-aad.
Jeralean Talley, waxaa loo aqoonsaday ineey tahay shaqsiga ugu weyn dunidan.
Jeralean Talley, ayaa dhalatay sanadkii 1899-kii, waxayna ku dhalatay Gobolka Gorgia ee Mareeykanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at