VIDEO:- Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Soomaaliya oo Meel Wanaagsam Marayo

VIDEO:- Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Soomaaliya oo Meel Wanaagsam Marayo

daajis.com:- Kooxaha Kubadda Cagta ee dalkeena ayaa waxaad moodaa in xirfadahooda ciyaareed uu isa soo tarayo, iyadoo tababarayaasha dalkeenana loo diyaarinayo sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen garsooraynta tartanka ciyaaraha gudaha iyo koobka Afrika.

Nabadda yar ee ka Curatay dalkeen ayaa waxa ay soo jiidatay ciyaaryahano kala duwan oo ka kala yimid dalalka Afica, sida Nigeria, Kenya, Ugandha iyo wadamo kale oo afrikaan ah.




Tirada Ciyaaryahanada Dibadda kayimid ee u ciyaara kooxha dalka ka jira ayaa lagu sheegay inay gaarayaan 20 ciyaaryahan, iyadoo tiradaasna ay sanad walba sii Kordhayso.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada