Ciidamadda Kililka Shanaad oo Duleedka Jigjiga ka soo Celiyey Ciidan Somaliland ah oo ku socday Addis ababa

Ciidamadda Kililka Shanaad oo Duleedka Jigjiga ka soo Celiyey Ciidan Somaliland ah oo ku socday Addis ababa

daajis.com:- (Cadceed) – Ciidanka Ismaamulka Somalilda Itoobiya ee Kililka Shanaad ayaa Xalay ka soo celiyey ciidan Somaliland ah oo la sheegay inay tababar ku soo qaadanayeen Addis.Lama Oga sababta rasmiga ah ee keentay in la soo ceilyo ciidankan, hase yeesheewaxa lagu war helay markii ay dib ugu soo noqdeen Wajaale.Ciidankan ayaa la sheegay inay siteen fiisayaal sharci ah oo laga Siiyay Hargeysa, hase yeeshee ilo wareed xogogaal ah ayaa sheegay Maamulka Kililka Shanaad in uu diiday.Ciidankan la soo celiyay ayaa ka tirsanaa Ciidanka Qaranka Somaliland Waxaana Dirtay Xukuumada Somaliland ka dib markii dhawaan Wasiirka Arrimaha dibeda la soo kulmay Madaxda Dawlada Federalka Itoobiya.

Dhinaca kale Waxa isla Shalay Magalada Jigjiga si heer sare ah loogu soo dhaweeyo Maamulka Galgaduud iyo Wafti wasiiro fadaral ah oo ay siday diyaarada khaas ah waxay ka wada hadlayaan arrimo ku saabsan Aamaanka iyo dhibaatooyinka ka socda xuduuda oo ay dhawr jeer iska hor imaado ka dhaceen

Cadceednews Hargeysa

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada