daajis.com:- Dalka Kenya ayaa noqday dal la tartamaya dalka South-Africa marka la fiiriyo Xagga Suuqyada Shopping Mall-ka.
Suuqyadan Quraxda badan ayaa waxay soo jiiteen dad badan oo ka dukaamadaysan jiray suuqyada yar yar, iyadoo hadda ay Fashion noqotay in laga adeegto Shopping Mall-lada.
Isbedelkan Cusub ayaa waxa ay soo jiidatay Maalgashato badan oo ka soo jeeda aduunka dacaladiisa, doonayana inay maal gashtaan Qaarada Africa, iyadoo qubarada faalaysa Dhaqaalaha Aduunka ay sheegeen in Qarniga 21-aad la ogaan doono in Qaarada Africa ay tahay Suuq weyn oo aan weli laga faa’iidaysan wax tarkiisa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at