daajis.com:- Dalka Gariiga ayaa waxaa haysta dhaqaalo xumo ba’an, iyadoo laga yaabo in dowladaha yurub ay lacagahooda kala noqdaan hadii dowladda Gariiga ay habeen danbe go’aan rasmi ah ay ka soo saari wayso sida ay u haleeleyso wax ka qabashada dhaqaalo xumida Dalkaasi.
Wadamada Yurub ayaa dowladda talada haysa ee dalkaasi Gariiga ku ee daynaya inay doonayso inay marmarsiiyo lacag ku cunto, iyadoo ku andacoonaysa inay qaban doonto doorashooyin la xiriira sidii ay u wajihi lahaayeen dhaqaala Xumida haysata Dalkaasi.
Dowlada Gariiga ayaa Bangiyadii dalkaasi albaabada isugu dhufatay iyadoo ka cabsi qabta in Dadka iyo Shirkadahaba ay lacagahooda kala baxaan Dalkaasi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at