daajis.com:-Dad badan ayaa isku qilaafsanaa in la sii wadan karo Suxuurta hadii uu dhaco ama la maqlo Aadaamka Salaada Subax waxaana arinkaan dadka ka shaki bixiyay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli.
Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo dadka uga faaideenaayay su´aashaan ayaa waxa uu dhiibay jawaab lagu wada qancay kuna socota dadka arinkaan ka shakisnaa ee mararka qaar sii wadan jiray cunto cunistooda xili uu dhacay adinka Salaada Subax .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:13 and have
, Published at