Video:- Maka bixin laheyd 214 Dollar hal Sandwich? +Sawirro

Video:- Maka bixin laheyd 214 Dollar hal Sandwich? +Sawirro

daajis.com:- Makhaayad ku taal magaalada New York ee dalka Mareykank ayaa u gaar  ah in laga helo Cheese Sandwich {Rooti iyo Farmaajo} lagu macaaneeyay waxyaabo kale oo u ek waxyaabaha dumarka indhaha marsadaan ee birqa, waxaana rootigaasi halkii xabo lagu iibiyaa 214 Dollar oo la socda cabitaan khudaar ka sameysan.

Ninka farsameeya Cheese Sandwich-ka oo la riyaardo Joe Calderone ayaa buugga lagu qoro dhacdooyinka caalamka iyo la yaabka ee Guinness World Record ku galay karinta mucjisada leh ee rootigaasi.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada